Wararka

Madaxa xukuumada Galmudug oo kulan la qaatay Saraakiil kasocota AMISOM.

Dr Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukumadda Galmudug ayaa kulan la qaatay Saraakiil kasocota AMISOM gaar ahaan Sectorka Gobalka Hiiraan.

Kulanka ayaa diirada lagu saaray arimaha Amaanka ee Gobalka iyo sidii iskaashi looga yeelan lahaa lawareegidda  Deegaanada gacanta ugu jira Alshabaab.

Saraakiishaan katirsan Amisom ayaa Madaxa Xukumadda Galmudug ugu mahad celiyay halgankii Nabada Gobolada Hiiraan Galgaduud iyo Mudug oo ay Kaga saareen  Alshabaab Mamulka Ahlusuna,  Sidoo Kale Madaxa Xukumadda Galmudug Dr Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Saraakiisha AMISOM ugu Mahad Celiyay Taageerida ay siiyaan Ciidamada Soomaalida ee Dagaalka kula jira Alshabaab iyo waliba Doorkii ay qaateen in Deegaano badan laga qabsado Alshabaab.

Image may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 5 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close