Wararka
War deg deg ah: Qaraxyo ka kala dhacay Muqdisho Iyo Balidoogle.

Qarax aad u xoogbadan ayaa ka dhacay agagaarka kulliyadda Jaalle siyaad ee Muqdisho.
Qaraxas ayaaa laga maqlay inta badan magalada mogdisho.
Lama oga cida lala beegsaday Qaraxaas.
Dhinaca kale laba Gaari ayaa ku qarxay Banaanka hore ee Garoonka Balidoogle oo ah Taliska Danab ee Ciidanka Xoogga. Iyadoo mid ka mida Gaadiidkaasna uu yahay Gaari Dyna ah oo loo ekeysiiyay kuwa Qudaarta qaada sida la sheegay.
Koox hubaysan oo qaraxa kadib rabay inay galaan Garoonka ayaa Banaanka lagu toogtay.