Wararka
Markab ay afduub u haysatay dowlada Iiran oo laga leeyahya Boqortooyada U.K oo imaradka garay.

Markab uu ka lulanaayo calanka dowlada Ingiriiska ayaa maalinimadii sabtida ku xirtay degadda caasimada Dubai ee dalka Imaaraadka.
Laba milood ka hor ayaa markabkaan oo layirahdo The Stena Impero, lagu qabtay biyaha badda Iiran waxaana afduub u gaystay ciidamada ilaalada badda ee Iiran bishii Julay.
Xoghayaha arrimaha dibadda dalka Ingiriiska Dominic Raab ayaa sheegay in dowladiisa ay wada shaqeeyn dhaw la yeelan doonta saaxiibadeeda baddaha ku teedsan si ay u ilaaliso maraakiibteeda iyo sharuucda caalamiga ah.