Wararka

 (Daaawo): wasiirro iyo xildhibaanno kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladaha abaar ee Gobolka Gedo.

Iyadoo qayla dhaan abaar kasoo yeerayso deegaanada Gobolka Gedo ayaa waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Qaar kamid ah wasiiradda xukuumada federaalka Soomaaliya iyo Xildhibaanno kasoo jeedal Gobolka Gedo.

Kulankaan oo ahaa mid baaq loogu diraayay hay’addaha samafalka ee ka howl-gallo deeganada Gobolka Gedo waxaana kulanka ka hadlay qaar kamid ah masuuliyiintii kasoo qayb gashay kulanka waxaa ayna sheegeen in hadda la taagan yahay xiligii gar gaar loo fidin lahaa dadka ku tabaalaysan gobolka Gedo.

Hoos ka daawo hadalada masuuliyiinta baaqa u dirtay dowlada Federaalka iyo hay’addaha gar gaarka fidiyo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close