Wararka

Madaxweynaha dalka oo kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe.

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahaddalo wax ku ool ah kula yeeshay magaalada New York Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutteres.

“Qaramada Midoobay waxay kaalin mug leh ka qaadaneysaa dhismaha iyo xoojinta ee hay’adaha dowladda, waxaana rajaynaynaa in wada shaqeyntaas lasii dardargeliyo” ayaa lagu yiri war qoraal ah oo lasoo galiyay barta Facebook ee Villa Somalia.

Madaxweynaha dowlada federalka ah ee Soomaaliya Mohamed Cabdullahi Farmaajoo oo dalka Maraykanka ku sugan ayaa Magalada New York kaga qayb galaayo meertada 74-aad ee Kulanka Madaxda adduunka.

Intii uu ku sugnaa magalada New York, madaxweyne Farmaajo ayaa kulan docedya layeesha madax badan oo dalalkooda kamid yihiin kuwa Soomaaliya ka taageero dib u dhiska dalka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close