Wararka
Shariif sheikh Axmed ”Madaxda qaranku wado qaldan ayay kuwadaan dowlada, wax raali galinana kama bixin qaladkaas 24 kii saaac ee lasoo dhaafay.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka hadlay xanibaad shalay la saaray diyaaraddii u qaadi laheyd Kismaayo, waxaana uu uga digay dowladda Federaalka inay dalka u horseeddo burbur, oo ay meel qaldan wax ku wado.
“Farmaajo isagoo suud iyo boorso wata anaa magacaabay dalkaan wax ka galay ma jiro isagaa ka faa’ideysta, Xasan Cali Kheyre waa la mid annaga waxbaa naga galay inuu burburana kama yeeleyno dariiqaa ku socoto waa qaldantahay waxaan leennahay meeshaa joogto ma dhaafi kartid Soomaalina ha isku timaaddo”ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.
Halkaan hoose ka daawo:-