Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada New York.

Madaxweynaha dowla Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Madaxweynaha ayaa inta uu ka qayb galaayo Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay waxaa uu kulamo gooni gooni ah la qaadan doona qaar kamid ah madaxda caalamka.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa shalay ka amba baxay magaalada Muqdisho ee casimada dalka waxaa uuna kulanka madaxda caalamka ka jeedin doona qodoma muhiim u ah horumarka dalka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close