Wararka

Indonesia oo  dowladaha reer galbeedka dib ugu celinayso  konteendharro siday wasaq iyo qashin.

Dowlada Indonesia ayaa dowladaha reer galbeedka  dib ugu celinayso 547 konteen-dharo ah kuwaas oo siday wasaq iyo qashin  iyo ashiya kale oo Qatar ah kuwaas oo lagu qabtay dekedda Tangerang.

Masuuliyiin u hadlay macmiisha dowlada Indonesia ayaa shegay in 9 konteendhar  oo ay saarnaayeen 135 tan oo qashin ah dib loogu celiyay dowlada Australia waxaa ayna sheegeen in ay jiraan 156 konteendhar  oo kale kuwaas oo lagu wado in dib loogu celiyay dalalka Maraykanka, New Zealand, Spain, Belgium iyo Britain.

Dowlada Indonesia ayaa ilaa bishii July ee sanadkaan  dekedaheeda ka joojisay in laga soo dajiyo kunteen dharro gaaraayo 2,000 waxaa ayna ilaa hadda dib u celisay 331 konteen dhar oo wasaq saarantahay.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close