Wararka
Madaxweyne Farmaajo”Dib Uheshiin Waa Hala Wada Noolaado Oo Majir Qof Qof ka Maaranto”
Madaxweynaha Jamjuuridda federaalka Soomaaliya oo xalay soo xiray shirka dib u heshiisiinta beelaha wada dago Galmudug ayaa sheegay in dib u heshiisiinta ay micnaheedu tahay halawada noolaado isagoo sii raaciyay in aysan jirin qof kaligiis noolaan karo in aysan jirin adduunkaa.
Madaxweynaha oo soo hadal qaaday isku socodka deeganada galmudug ayaa xusay in muhiim ay tahay in nabadda la adkeyso oo aan la kala maarmin in laisku socdaallo.
Lifaaqaan hoosa dhaawo: