Wararka

Madaxwene Farmaajo oo gaaray Dhuusa-mareeb.

Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Mohamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Dhuuse-mareeb ee xarunta dowlad Goboleedka Galmudug.

Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehlinaayay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo masuuliyiin kale waxaana markii ay gaareen Garoonka diyuuradaha ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Wasiirada Amniga iyo Arrimaha gudaha, madaxa Xukuumada Galmudug, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal, Saraakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Mohamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kadib soo dhaweyntiisa garoonka waxaa loo gudbiyay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb waxaana lafilayaa in uu so xiri doona shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada Galmudug oo asbuucyadii tagay kasocday magaaladaasi Dhuusa-mareeb.

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing, suit, wedding and outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standingImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and foodImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: 4 peopleImage may contain: 11 people, people smiling, people standing, wedding and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close