Wararka

Wasiiru dowlaha waxbarashada oo kulan la qaatay madaxa hoggaanka waxbarashada hay’adda UNICEF.

Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir ayaa magaalada Muqdisho Kaga Qeyb -galay shirka Horumarinta waxbarashada Carruurta Soomaaliyeed Shirkaan waxaa Goob Joog ka ahaa Emanual Abrioux-oo ah Hoggaanka waxbarashada UNICEF,Xubno ka socday UNICEF madax ka tirsan wasaaradda waxbarashada.

Masuuliyiinta labada dhinac ayaa intii uu shirka socday waxaa ay ku falanqeeyeen sidiii  loo tayeyn lahaa waxbarashada Carruurta iyo sidii loo Horumarin Lahaa waxbarashadooda.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir ayaa ka hadlay tayada waxbarashada iyo in ay muhiim tahay waxbarashada Carruurta Soomaaliyeed in kor loo qaado.

“Waxaan maanta magaalada muqdisho ugu qeyb-galay shirk looga hadlayay Horumarinta waxbarashada Carruurta Soomaaliyed shirka oo ahmiyad gooni ah u leh carruurta Soomaaliyeed waxaa goob joog ka ahaa Emanual Abrioux-oo ah Hoggaanka waxbarashada UNICEF,xubno kale oo ka socday UNICEF madax ka tirsan wasaaradda waxbarashada.

Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 4 people, people sittingImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 5 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close