Wararka
Gudoomiye Muudey”Isma Qabato In Shirkadaha Laga Qaado Canshuur Tabashadoona Laga Jawaabi Doono”
Guddoomiya ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibka loo gaysta shirkadaha Isgaarsiinta ee ka shaqeeyo Soomaaliya waxaa uuna sheegay in dowlada Soomaaliya ee uu ugu horeeya madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mohamed Cabdullahi farmaajo uu ugu baaqaayo in ay ka shaqeeyaan sidii loo difaaci la haa shirkadaha Soomaalida ee dalka ka shaqeeyo.
Gudoomiye Muudey ayaa sheegay in aan wax la aqbali karo aheyn in shirkadaha marna lacag canshuur ah laga qaado marna lagu tilmaamo in ay lacaga siiyaan Alshabaab waxaa uuna intaasi ku daray in maanta ay tahay xiligii wax laga qaban lahaa.
Hoos ka daawo codka Gudoomiye Muudey: