Wararka

Dowlada Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka seddexaad ee heer Wasiir ee Ururka IORA ee dhaqaallaha baluugga ah.

Dowlada Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Shirka seddexaad ee heer Wasiir ee Ururka IORA ee dhaqaallaha baluugga ah oo lagu qabtay Magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh intii u dhexeysay 4-5 September.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, oo khudbad ka jeediyay Shirka seddexaad ee heer Wasiir ee Ururka IORA ee dhaqaallaha baluugga ah ayaa ka hadlay horrumarada siyaasadeed, nabadgelyo iyo dhaqaale ee Soomaaliya.

Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sidoo kale wadamada ka qeybgalay shirkaasi ka codsaday in ergooyinkooda diblomaasiyadeed dib uga furtaan Muqdisho, ayna dalka ku sameeyaan maalgeshi ballaaran.Image may contain: 4 people, people standingImage may contain: 16 people, people smiling, people sitting and indoorImage may contain: 23 people, people standingImage may contain: 7 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close