Wararka

Madaxweynaha Koonfur Afrika oo ka hadlay xaaladaha dhaca iyo boobka loogaysanaayo ganacsatada shisheeyaha ah eek u dhaqan Koonfur Afrika.

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika ayaa ka hadlay xaaladaha dhaca, Boobka iyo dilka isugu jira ee ay gaysaniyaan muwaadiniinta reer Koonfur Afrika waxaa uuna sheegay in uu aad ugu xunyahay dhacdadaan uuna canbaareynaayo.

Madaxweyne Cyril Ramaphosa ayaa sidoo kale weeraradaan ku tilmaamay min aan la aqbali doonin in ay markale dhacdo isagoo kula dar-daarmay shacabka reer Koonfur Afrika in ay joojiyaan boobka ay ganacsatada shisheeyaha ay u gaysaniyaan waxaa uuna intaasi ku daray in haddii ay sidaan sameeyaan saaxiibadooda dibadaha ganacsiga kulehna sidaasi si lamid ah lagu samayn karo.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUQAALKA MADAXWEYNAHA. 

 

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close