Wararka
Gudiga Garka Arrimaha Sharciga Doorashooyinka Baarlamanka Soomaaliy oo kulankoodii ugu danbeeyay la yeeshay Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed.
Gudiga Garka Arrimaha Sharciga Doorashooyinka Baarlamanka Soomaaliya oo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa Magaalada Baydhabo hakaas oo ay kulamo kula qaadanaayeen bulashada qaybahayda kala duwan ayaa maanta Howlo Shaqo ayaa Maanta kullan koodi ugu dambeyay La yeeshay Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Intii uu socday kulankaas ayaa waxaa looga Hadley Arrimaha sharciga Doorashooyinka dalka ,waxana la isku dhaafsadey fikrado la Xiriira 2021-ka Doorashooyinka dalka Si ugu wanaagsan ay udhici lahaayeen.
Ugu danbeyn waxaa warbaahinta ugu war-bixiyay Ra’iisul wasare kuxigeenkii Hore Ee Dalka ,Ahana Xildhibaan Ka Tirsan Gollaha Shacabka ,Xubina ka ah Guddiga, Abduwahab Ugaas Xuseen Ugaas khaliif ,Kulamadii Maal Mahan ay la qaateen ,Madaxda sare Ee Dowlad Goboleedka KGS, Gollaha wasiirada, Xildhibanada ,Ururada bulshada ra’idka iyo Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed.