Wararka

Wasiirka amniga dowlad goboleedka Jubbaland oo xabsiga loo taxaabay.

Wasiirka amniga dowlad Goboleedka Jubbalan ayaa maanta xabsiga la dhigay kadib markii lagu soo eedeeyay danbiya ka dhan ah aadanaha.

Abdirashid Janan, Wasiirka amniga dowlad Goboleedka Jubbalan ayaa sida la sheegay waxaa la xiray xili uu kasoo dagay diyaarad uu safar ugu sii ahaa dalka Itoobiya gaar ahaan caasimada Adis-ababa.

Abdirashid Janan, ayaa sida la sheegay waxaa uu ku eedeysnaa danbiya ka dhan ah aadahana waxana jirtay in amar Maxkamadeed oo soo qabasho iyo horkeenid Maxkamad oo lagu soo oogay Mr Janan.

balse bishii April ee sanadkan ayaa Warqad ka soo baxday Maxkamadda Gobolka Banaadir waxay ku burisay dacwada loo heystay iyo amarkii ka yaalay oo Maxkamadda ku wargelisay Laanta dambi baarista ee CID.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close