Wararka
Puntland oo u hambalyeysay Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Jubbaland.
War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa loogu hambalyeeyay xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Labaad ee dowlad Goboleedka Jubabland kuwaas oo maanta la dhaariyay.
Sidoo kale waxaa war-saxaafadeedka lagu sheegay in dowlad Goboleedka Puntland ay bogaadinaysaa sida ay u socoto hanaanka Doorasho ee Jubaland iyagoo shacabaka reer Jubbaland ku amaanay sida ay ugu qayb qaadaniyaan nabada.
Haddaba hoos ka akhriso war-saxaafadeedka kasoo baxay madaxtooyada Puntland: