Wararka

Wasiirka Cadaaladda oo ka qayb galay ololaha is xilqaan oo lagu dhisaayay xarunta taliska ciidamada daraawiishta.

Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo Wasiir ku Xigeenka Amniga Xil Abdinasir Seid musse (Bahay) ayaa maanta ka qayb galay ololaha is xilqaan oo lagu dhisaayay xarunta taliska ciidamada daraawiishta.

Masuuliyiintaan waxaa shaqada ololaha is xilqaan kala qayb galay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi maxamed (Ameriko) IYO Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir maxamed Jaamac (B.Goobe).

Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa bogaadiyay  dhamaan ciidan shaqada qaran ka hayay dhismaha oo iskood isku xilqaamay ugana mahadceliyay Shaqada adeg ee ay qabteen.

Image may contain: 2 people, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: 1 person, smiling, standing and outdoor

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close