Wararka

Ciidamada Isku-dhafka ee Ahlusuna iyo kuwa Dowlada Federaalka oo la wareegay Amaanka Magaalada Dhuusa-mareeb.

Amaanka Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimad Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wareejiyay Ciidamadii Dhawaan laiskugu Dhafay ee Ahlusuna iyo kuwa Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Madaxa Xukumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo wasiirka arimaha gudaha Amniga Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa faah faahin kabixiyay howlaha isku dhafka Ciidamada iyo amaanka Magalada Dhuusamareb.

Madaxa Xukumadda Galmudug Dr Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo goobta hadal ka jeediyay ayaa sheegay in amaanka Magalada Dhuusamareb ay sugayaan Ciidamadii Dhawaan laiskugu Dhafay ee Ahlusuna iyo kuwa Dowlada Federaalka Soomaaliya, Shiikh Maxamed Shaakir Madaxa Xukumadda Galmudug ayaa Cadeeyay in Amaanka Magalada Dhuusamareb uu ahaa mid sugan sidoo kalena ay  isku.Image may contain: 3 peopleImage may contain: 3 people, textImage may contain: 1 person, suit and indoorImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 2 people

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close