Wararka

Ahmed Madoobe oo kulan la qaatay Sarakiisha Ciidamada kala duwan ee Jubbaland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Jubbaland kulan kula qaatay Sarakiisha Ciidamada kala duwan ee Jubbaland.

Kulanka oo intiisa badan looga hadlaayay sugidda Amniga deeganada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa madaxweyne Ahmed Islaam waxaa uu Sarakiisha faray in ay adkeeyaan Nabadgalyada sidoo kalana ay soo gudbiyaan baaritaanada iyo in sharciga la horkeeno dadkii dilalka u daystay muwaadiniintii reer Jubbaland.

Axmed Maxamed Islaam (Ahmed Madoobe) Madaxweynaha Jubbaland ayaa sidoo kale Saraakiisha ciidamada kula dardaarmay in ay shacabka si dhow ula shaqeeyaan mar walbana ka shaqeeyaan badbaadada Shacabka maadama ay dartood qoraxda iyo qabowga u taagan yihiin.Image may contain: 1 person, sitting and beardImage may contain: 3 people, indoorImage may contain: 6 people, people sittingImage may contain: 4 peopleImage may contain: 6 people

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close