Wararka

Ciidama cusub oo ka socda Uganda oo soo gaaray Muqdisho.

Xarunta xalane ee Magalada Muqdisho ayaa waxaaa maanta munaasbad soo dhoweyn ah loogu sameyey Ciidamo ka socda Qaramada Midoobay, kuwas oo u kasoo jeeda dalka Uganda.

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan, taliyaha Ciidamada lugta Uganda, Sareeye Guuto General Peter Elwelu iyo Madax kale ayaa goobjoog ka ahaa munasabada.

Ciidamadan maanta soo gaarey magalada muqdisho ayaa gaarayo 625 waxa ayna ahaayeen Saraakiil iyo Ciidamo kuwaas oo  89 ka mid ah ay yihiin haween, waxaana ayna  ilaalin doonaan Xarumaha UN-ka Shaqaalaha iyo saraakiishooda.

Ciidamadaan ka socda Qaramada Midoobay  ayaa bedel u noqday ciidamo iyaga ka horeyey kuwaa oo waqtigoodu dhamaday  imashaha ciidamadan ayaana ku soo aadaysa xili alshaba ay sheegeen in ay weerarkii ay ku qaadeen dowlada hoose ee xamar ay la damacsanaayen wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobe eek u sugan soomaliya kaa booqasho ku ku tagay xarunta dowlada hoose ee xamar.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close