Wararka
Gudiyadda joogtadda ah ee BJF oo kulan ku yeeshay Mugdisho.
Gudiyadda joogtadda ah ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Mugdisho ee caasimada dalka waxaana kulankaasi si wadajir ah u shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha shacabka BJF iyo kan Kan Aqalka Sare.
Kullankaan ay xalay yeesheen guddiyadda joogtada ah ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu ku saabsanaa xoojinta iyo wada shaqeynta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed oo ka kooban Golaha Shacabka iyo Aqalka sare.
Sidoo kale kulanka waxaa Goobjoog ka ahaa ku-xigeenada labada Gudoomiye Cabdiwali Sheikh Ibraahim Muudeey iyo Abshir Bukhaari.
Kullankaan ayaa imaniya iyadoo in mudda ah ay jirta khilaaf kusoo kala dhexjiray labada gole balse ugu danbeyn ay xal ka gaareen Guddoomiyayaasha labada Gole.