Wararka

Banaanbaxyaasha Suudaan oo dalbanaayo In cadaaladda la horkeyna askartii ka danbeysay dimashada inkabadan 100 ruux.

Kumanaan reer Suudaan ah ayaa maanta banaanbaxyo ka dhigay caasimada Khartuum ee Suudaan iyo magaalooyin kale iyadoo 40 maalin ay kasoo wareegatay markii dalkaasi uu ka dhacay banaanbax ay ku nafwaayeen in kabadan 100 ruux.

Dibadbaxyadaan ayaa sitay boorar ay ku qoranyihiin “cadaaladda marka horre” ayaa ku dhex lugeeynaayay guddaha Magaalada Khartuum iyo Magaalooyin kale oo waaweyn waxaa ayna cadaalad u dalbaniyaan dadkii ku dhintay banaanbaxyadii bishii horey gilgilay Caasimada Khatuurm.

Banaanbaxa looga soo hoorjeeda Xukunka Militiriga Suudaan ayaa soo bilawday bishii December iyadoo ugu danbeyn bishii April ay Militiriga dalkaasi uu afkambi ku ka gala wareegay xilkii Omar al-Bashir.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close