Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay Muwaadiniintii KU geeriyooday weerarkii Hotel Madina.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo maanta shir shir guddoominaya kulanka guud ee golaha shacabka ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday weerarkii shalay Galab lagu qaaday Hotel ku yaalla magaalada Kismaayo oo lagu magacaabo Hotel Madina kaas oo horey loogu yaqaani Hotel cascaasey.

Sida uu xaqiijiyay madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Ahmed Mohamed Islaam (Ahmed Madoobe), waxaa weerarkaas ku dhintay 26 qof halka 56 kalana ay ku dhaawacmeen isagoo sheegay in dadka dhintay ay ku jiraan qaar haystay jinsiyadaha dalalka:

Kenyan 3 qof.

Tanzanian 3 qof.

American 2 qof.

Canadian 1 qof.

British 1 qof.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close