Wararka
Kullankii 26-aad kalfadhiga 5-aad Golaha shacabka oo maanta ka furmay Caasimada dalka.
Waxaa Daqiiqado Uun Ka hor Muqdisho ka furmay kulanka 26-aad kalfadhiga 5-aad Golaha shacabka ee baarlamaanka Federalka soomaaliya.
Kulank Oo Shir Gudoominaya Gudoomiyaha Golaha Shacabka Aaa waxa Soo Xaadiray 146 xildhibaan.
Ajendaha kulanka ayaa ah saddex qodob Oo Kala ah.
1. Akhrinta koowaad hindise sharciyeed wadooyinka.
2. Akhrinta koowaad hindise sharciyeedka xamuulka iyo xadeynta cabirka baabuurta.
3. Sii wadista aqrinta labaad hindise sharciyeedka hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed.