Wararka

Madaxweyne Lafta-gareen oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Marka.

Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen maanta gaaray Magalada Marka ee Caasimadda Gobolka Shabeellada hoose.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka Diyaaradaha degaanka Ceel-jaale ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada hoose, Guddoomiyaha Degmada Marka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxaa uu ku sugnaa Magaalada Xuddur ee Caasimadda Gobolka Bakool halkaas oo uu warbixino ku aadan amniga ka dhagaystay laamaha amniga isagoo sido kale xariga ka jaray waddooyin inta uu ku sugaa Xudur.

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu warbixino ku aadan safarkiisa siin doona masuuliyiinta magaalada Marka iyagoo sidoo kale kala warqaadan doonaan.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close