Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay Taalada Dhagaxtuur.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta Ubax dhigay Taalada Dhagaxtuur iyadoo ay isugu yimaadeen boqolaal ka mid ah Shacabka kunool dagmooyinka gobolka Banaadir  oo u dabaal dagayay maamuuska maalinta Qiimaha leh ee 26-ka June.

Sidoo kale ubax dhiga taaladda waxa qeyb ka ahaa xubno  ka tirsan Golaha Wasiirada, xildhibaanada laba aqal ee  barlamaanka , Saraakiil ciidan iyo mas`uuliyiin kale.

Munaasbadda maalinka 26 ka June ayaa ah maalin ku weyn dhamaan umadda Soomaaliyeed iyadoo ay 26-ka Jun ay gobolada waqooyi ka xorobeen dowlada Ingiriiiska.

Madaxweynahe Farmaajo ayaa ugu horeen Salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada Baanbeyda ,

Ugu dambeyn Madaxweyne Farmaajo ayaa Ubax dhigay Taalada Dhagaxtuur oo ah goob lagu xasuusto dadka dalka usoo halgamay.Image may contain: 1 person, standingImage may contain: 1 person, standing and walkingImage may contain: 1 person, standingImage may contain: one or more people and people standingImage may contain: 4 people, people smiling, people standingImage may contain: 5 people, people standingImage may contain: 7 people, people standing

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close