Wararka
Dowlada Soomaaliya Ayaa Qaadacday Shirka Magaalada Nairobi Uga Furmi Lahaa Soomaliya Iyo Soomaaliland.
War Qoraaal Ah Oo lagu Daabaca Barta Twitter-ka Uu ku leeyahay Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Dr Nuur Diiriye Xersi Ayaa Lagu Sheegay In dowlada Soomaaliya KA qeyb Galaynin Shirka Ka furmaya Dalka Kenya
Qoraalka LAsoo Dhigay Barta Twitter-ka oo Ku qornaa Luqada Ingiliisha ayaa U qornaa Sida Tan
“Dowladda Federaalka Soomaaliya kama qeyb galayso shirka la sheegay inuu Nayroobi ka dhacayo balse waxay xaqiijinaysaa Dowlada Soomaaliya in ay diyaar u tahay wada hadallo mira dhal ah lala furo Somaliland marka goobta, ajandaha iyo ka qeyb galayaasho lagu heshiiyo”.ayaa Lagu yiri Qoraal Lagu Daabacay Barta Teitter-ka U Ku Leeyahay Dr Nuur Diiriye Xersi oo ahAgaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya