Wararka

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Somaliland oo kulan la qaatay u qaabilsanaha Hay’adda UNHCR ee Soomaaliya Iyo Somaliland

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Somaliland,  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay u qaabilsanaha Hay’adda Qaxoontiga adduunka ee UNHCR ee dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, Tekeshi Moriyama, iyo masuuliyiin ka socday hay’addaaas.

Intii uu socday kullankaas ayaa loogahadlay sidii Hay’adda UNHCR kaalin ugu qaadan lahayd qaxootiga ku sugan Somaliland iyo sidii lagu caawin lahaa dadka barakacyaasha ah ee ay abaaburu haleeleen.

Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa usoo bandhigay hannaanka ay Somaliland ula dhaqanto qaxootiga kusugan halkaa iyo doorka ay tahay inay ka qaataan ka hay’ad ahaan.

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and suit

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close