Wararka

Wasiirka dhaqaalaha Falastiin oo ka jawaabay shir looga hadlaayo xal u raadinta maamulada Falastiin iyo Israa’iil.

Wasiirka dhaqaalafa Falastiin, Shukri Bishara ayaa ka hadlay shir lagu wado in lagu qabto caasimda Manama ee Bahrain inta u dhaxeyso 25-ka bishaan ilaa 26-ka.

wasiirka oo ka hadlay shirkaas ayaa sheegay in falastiin aysan u baahneen shir lagu qabto dalka Bahrain balse ay u baahanyihiin Nabad galyo in ay helaan.

“Uma baahnin shirka Bahrain in uu dhiso dalkeyna, waxaan u baahanahay nabad” ayuu yiri wasiir Shukri Bishara.

Shirkaan lagu qaban doonaa caasida Bahrain ayaa waxaa soo agaasimay wilka uu seydiga u yahay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo layirahda Kushner waxaana looga hadli doonaa sidii xal loogu helai lahaa dagaalada dabada dheeraaday ee u dhaxeeya maamulka Israa’iil iyo Falastiin.

Waxaa xasuusin mudan in shirkaan aan lagu casuumin masuuliyiin ka socota Falastiin.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close