Wararka

Galmudug oo amar ku siisay diyaaradaha ka howl-galla geedanadeeda in aysan soo qaadi Karin shaqsiyaadka ka tirsan dowlada.

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta warsaxaafadeed ay soo saartay waxaa ay amar ku bixisay in dhamaan shirkadaha diyaaradaha ee ka shaqeeyo deeganada maamulka Galmudug aysan soo qaadi Karin shaqsiyaadka ka tirsan xukuumada Soomaaliya.

Warsaxaafadeedka ka soo baxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in ay dowlada Galmudug ay xariirka u jartay dowlada dhexe sidaasi darteedna aysan deeganadeeda aysan imaan Karin dadka ka tirsan dowlada federaalka.

Warsaxaafadeedkaan ayaa imaanayo xili dowlada dhexe ay guddi xaqiiqa raadin ah u dirrayso deegaana katirsan Galmudug oo ay dhawaan ka dhacday shaqaaqo lagu dilay 13 ruux oo aan waxba galabsan.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close