Wararka

Guddoomiye Mursal oo kulan la qaatay guddi xaqiiqa raadin ah oo uu dhawaan soo magacaabay madaxweyne lafta-gareen.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa kulan la qaatay Guddi xaqiiqa raadin ah kaas oo uu dhawaan soo  Magcaabey  Madaxweynaha koofur Galbeed Cabdicasiis (lafta gareen).

Guddigaan ayaa ah guddi xaqiiqa raadin ah, kuwaas oo baaritaano kasoo samayndoona dhibaatadii dhowaan ka dhacadey Magaalooyinka Dhoosamareeb iyo Gaalkacyo ee Dowlad Goboleedka Galmudug , halkaas oo lagu laayey Dad Shacab ah oo aan waxba galabsan.

Wasiirka wasaaradda caddaaladda xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa horkacaayo guddigaan waxaana xubno ka ah  Xildhibaanno , Salaaddiin iyo Malaaqyo oo ka soo jeedo degaannada Koofur galbeed.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close