Wararka
Madaxweynihii hore ee masar oo maxkamad dhexdeeda ku geeriyooday.
Sida uu soo warinaayo talifashinka qaranka dalka Masar waxaa geeriyooday madaxweynihii hore ee dalka Masar Mohamed Morsi xili uu taagnaa maxkamad.
Waxaa la sheegiyaa in madaxweynaha uu dhacay xili uu tagnaa maxkamada gudaheeda wax yar kadibna uu sidaasi ku dhintay.
Waxaa uu xabsiga ku jiray 7-sano kadib markii jailka loodiray sanadfkii 2012 xiligaas oo uu afgambi ku sameeyay madaxweynahah haatan talada haye ee Cabdi Fatax Al-casiisi.
Madaxweyne Mursi oo ku dhintay da’da 67 sano ayaa ahaa madaxweynihii ugu horeeyay ee si dimuquraadiyad ku jirta looga soo doortay dalkaasi balse uu afgamnbi ku sameeyay madaxweynaha haatan talada haaye ee Cabdi Fatax Al- Casiisi.