Wararka

Neymar: “Waxkasta way iska cadaan doonaan”

Laacibka xulka qaranka Brazil iyo waliba kooxda PSG ee ka dhisan dalka German ayaa waqti badan ku bixiyay xarunta Booliska gobolka Sao Paulo maalinimadii shalay halkaas oo su’aalo laga waydiinaayay kufsi lagu soo eedeeyay.

Neymar ayaaa waxaa bishii tagtay dacwad ka dhanka kufsi ka gudbisay Najila Trindade oo 26 sano jir ah waxaa ayna sheegtay in uu laacibkaan u ku kufsaday hotel ku yaalo Caasimada Paris ee dalka German-ka.

Taageerayaasha laacibkaan oo gariya ilaa laba boqol oo ruux ayaa isugu soo baxay magaalada iyagoo  moojinaayo kalsoonida ay ku qabaan.

Nemar ayaa sheegay in wax kasta ay iska cadaan doonaan runtana lagaari doona isagoo moojonaayo in gabadha ay ka been sheegayso waxaa uuna u mahadceliyay taageerayaashiisa. Nemar ayaa waxaa kualnka ku wehlinaayay  qareenkiisa.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close