Wararka

Agaasimaha cusub ee wasaarada Dastuurka Konfur Galbeed oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay.

Agaasimihii hore ee wasaarada Dastuurka Konfur Galbeed Soomaaliya ahna agaasimaha wasaarada arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose, Musdaf Sheick C/llaahi ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyay agaasimaha cusub ee wasaarada Dastuurka Konfur Galbeed Soomaaliya Jaylaani C/laahi Hadi.

Xaflad kooban oo lagu qabtay howl kuyaalo gudaha wasaarada arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ayaa waxaa gobta ka hadlay agaasimihii hore ee wasaarada isagoo ku dheeraaday wax ka qabadkiisi wasaarada.

Sidoo kale agaasimaha cusub ee wasaarada Dastuurka Konfur Galbeed Soomaaliya Jaylaani C/laahi Hadi ayaa dhankiisa ka mahaceliyay xaflada ballaaran ee loo sameeyay isagoo shaqaalaha wasaarada ka codsaday in lala shaqeeyo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close