Wararka

Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Baarlamaanka oo dalka dib ugu soo laabtay.

Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muuddeey oo Maalmihii lasoo dhaafay ku maqnaa Dalka  dabidiisa ayaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimda Soomaaliya dib ugu soo laabtay.

Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muuddeey  Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada  Muqdisho kusoo dhoweeyay Wasiirro iyo Xildhibaanno katirsan Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya.

Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Ibraahim oo Warbaahinta kula hadlay qaybta V.I.P-da ee garoonka ayaa u mahad naqay dhamaan wasiiradii iyo xildhibaanadii soo dhaweynta balaaran u sameeyay.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close