Wararka

wafdi uu hogaaminayey Ibrahim Adan Ali-Najahyo oo garay magaalada Marka.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibrahim Adan Ali-Najahyo iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa Maanta Gaaray Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Ceel-jaale ee Magaalada Marka kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiinta maamulka Degmada iyo shacabka ku dhawan degmada Marka.

Guddoomiyaha ayaa socdaal Nabad Geliyadda lagu xaqiijinayo ku tagay degmada waxaana si weyn u soo dhaweeyey mas’uuliyiinta magaalada Marka iyo dadweyne aad u badan.

Guddomiyaha ayaa waxaa lafiliyaa in uu wax badan ka qabto colaad in badan ka dhax taagneed beela walaalo ah oo wada dego deegaankaas.

Safarka guddoomiye Najax ayaa qeyb ka ah safaro Mudooyinkan dambe uu ku maraayey guud ahaan Degmooyinka gobolka shabeelaha hoose.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close