Wararka

Ra’iisal wasaare Kheyre oo shir gudoominayay Shirka todobaadlaha Ee hormarinta Dowladda Hoose.

Shirka todobaadlaha Ee hormarinta Dowladda Hoose ayaa Maanta Waxaa looga hadlay Dardar galinta Amniga Magaalada Muqdisho.

Ra’isul Wasaraha xukuumada  Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir gudoominayay Shirka todobaadlaha Ee hormarinta Dowladda Hoose.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlay Dardar galinta Amniga Magaalada Muqdisho iyo sidii amaanka caasimada looga yeelilahaa mid lamid ah caasimadaha kale ee addunka.

Kullanka maanta waxaa goobjoog ka ahaa Gudomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho, Gudoomiye ku xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog hayaha Guud Ee Gobolka Banaadir, Gudomiyasha Degmoyinka iyo Agaasimayasha Dowladda Hoose.Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: 4 people, people sittingImage may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 2 people, people smiling, people sitting and indoor

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close