Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabilay Wafdi ka socday Dowlad deegaanka Soomaalida.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaasha ayaa magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay Wafdi ka socday Dowlad deegaanka Soomaalida.

Wafdiga kasocday dowlad deegaanka Soomaaliyada waxaa hoggaaminayey Kuxigeenka Xaafiiska Arrimaha Qurba-joogta iyo Dibu dajinta dowladda degaanka Soomaalida Cali Caafi Cali waxaana qayb ka ahaa Qunsulka Dowladda Itoobiya u fadhiya Puntland Gen. Mabratu iyo Saraakiil kale.

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo wafdiga kulan gaar ah la yeeshay ayaa waxaa uu Madaxweynuhu ku booriyey Masuuliyiinta Wasaaradaha Puntland ee weftigan ay booqan doonaan inay si dhow ula shaqeeyaan, una fududeeyaan arrimaha muhiim ka ah ee ay dalka u yimaadeen.Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 6 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 6 people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting, suit and indoorImage may contain: 3 people, people sitting and indoor

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close