Wararka

Guddiga arrimaha bulshada ee golaha Shacabka oo kormeer ku tagay dhawr xarumo oo Imtixaanka shahaadiga lagu qaadaayay.

Guddiga arrimaha bulshada ee golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa koormeer ku tagay xarumaha lagu qaadayo Imtixaanka dugsiga sare oo ay u fariisteen in kabadan 30-kun oo arday.

Xubnaha guddiga arrimaha bulshada ee golaha Shacabka ee maan takormeerka ugu tagay arday waxaa hogaaminaayay guddoomiyaha guddiga xildhibaan Cali Cismaan Xirsi iyo guddoomiye ku xigeen xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi.

Meelaha ay guddiga kormeerka ku tageen waxaa kamid ah xarumo ku yaalla dowlad goboleedyada kala ah Jubbaland, Galmudug iyo Koofur galbeed Sidoo kale guddiga waxa ay koormeer ku tageen xarumo Iskuulo oo imtixaanka lagu qaadaayay kuwaas oo ku yaalla degmooyin ka tirsan gobolka banaadir.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close