Wararka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya oo safar ugu baxay dalka Turkiga.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Turkiga.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka  waxaa safakiisa kuwehlinaayo Guddoomiyaha Bangiga dhexe, Cabdiraxmaan Maxamed Cabullaahi, iyo maareeyaha dekadda Muqdisho, Axmed Maxamed Maxamuud.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka  dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa inta uu ku sugan yahay  dalka Turkiga waxa uu kulamo la qaadanayaa mas’uulyiin kamid ah dawladda Turkiga.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close