Wararka
Madaxweyne Lafta-gareen oo magacaabay seddex wasiiru dowla.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) ayaa maanta magacaabey Sedax Wasiiru Dowlayaal.
Madaxweynaha ayaa Wasiiru Dowlayaashan u kala magacaabay madaxtooyada maamulka Koonfur galbeed, wasaaradda maaliyadda iyo wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose.
Haddaba hoos ka akhriso magacaabista wasiiru dowlayaasha: