Wararka
Gudiga Doorshada dalka oo kulan la qaatay Maamulka Gobalka Banaadir.
Waxaa maanta xarunta aqalka dowlada Hoose ee xamar lagu qabtay Shir loogu hadlayey Dardargelinta Arimaha Doorashada dalka.
Kullanka waxaa kasoo qeyb galay Gudiga Doorshada dalka iyo Maamulka Gobalka Banaadir, Gudoomiyaasha Degmooyinka iyo Agaasimiyaasha waaxhaha Dowlada Hoose ee xamar.
Intii uu socday shirka ayaa waxaa Diirada lagu sareyey dardargelinta arimaha Doorashada iyo sida ay ugu qeyb qaadan karaan bulshada Ku nool Caasimadda oo ay sameyn ugu yeelan lahayeen doorashada lagu wada in ay ka dhacdo dalka sanadka 2020-ka.