Wararka
Dallada bulshadda rayidka ee SONSA oo baaq ka soo saartay shirkii Garowe.
Dallada bulshadda rayidka ee SONSA oo horay loo oran jiray SOSCENSA oo ay ku mideysanyihiin urarada bulshada rayidka, ganacsatada iyo xirfadleyda ayaa waxaa ay soo saartay baaq ku aadan shirkii Garoowe ee la’isku afgaran waayay.
Dallada bulshadda rayidka ee SONSA waxaa ay nasiib darro ku tilmaamtay in shirkii Garowe oo laga filaayay in lagu soo gaba-gabeyo khilaafka ka dhaxeeyay dowlada dhexe iyo dowlad goboleedyada uu ku soo dhamaday natiija la’aan sidaas darteedna waxaa ay ku baaqday in dib la’iskuugu soo laabta oo ururada bulshada rayidka laga qay-galiya.
Hoos ka akhaqriso baaqa ka soo yeeray Dallada bulshadda rayidka ee SONSA: