Wararka
Maamulka Gobolka banaadir oo diyaariyay 1600 oo askari oo sugi doona amniga gobaha lagu galayo imtixanka dowladda.
Maamulka Gobolka banaadir ayaa sheegay in ay u diyaar garooween illaalinta iyo korjoogeenta imtixaanadkii guud ee sanad Dugsiyedka Dalka oo laguwado in uu bilawda maalinta sabtida ah ee inagu so aadan.
Gudomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir dhanka arrimaha Bulshada iyo wacyi galinya Marwo Basma Caamir Axmed(jaktti) oo shir jar,id Maanta ku qabatay xafiiskeeda ayaa sheegtay in uu bilaabanayo imtixaanadkii guud ee sanad Dugsiyedka Dalka oo lafilayo in ay ardayda ufaristan malinka sabtiga.
Marwo Basma Caamir Axmed(jaktti) ayaa sheegtay in maamulka gobolka uu diyaariyay 1600 oo askarta Booliska Gobolka Banadir kamida ah kuwaas oo ka qayb-qaadan doona sugidda amniga gobaha lagu galayo imtixanka dowladda waxa ayna sheegtay in ay garabtaaganyihiin ardayda.