Wararka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda oo maanta qabtay shirka Billaha ah ee Saxaafada.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo maanta qabtay Shirka Billaha ah ee Saxaafada “La kulan Wasiirkaaga” ayaa faahfaahin ka bixiyay halka ay marayso arrimaha Deyn Cafinta Soomaaliya iyo kullamadii uu lasoo qaatay madaxda ha’adda lacagta addunka ee IMF iyo Bangigga addunka.

Dr Cabdiraxamaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in dowlada  Soomaaliya ay damaystirtay Wajiga Saddexaad ee arrimaha deyn cafinta Soomaaliya isagoo carabka ku dhuftay in shirka kama dambysta ah ee go’aan ka gaarista Arrimaha deyn cafinta Soomaaliya la qabanaayo bilowga sanadka soo socda ee 2020ka.

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kullama kala duwan layeelatay ha’adda lacagta addunka iyo Bangigga addunka iyadoo kullankii ugu danbeeyay kulla yeelatay magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya shirkaas.Image may contain: one or more people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting2

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close