Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo shir ugu qaybgalaayo Magaalada Adis Ababa.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Magaalada Adis Ababa kaga qeyb-galay Shir Looga hadlayo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya iyo dhameystirka hanaanka deyn cafinta Soomaaliya.

Wasiirka ayaa bartiisa Facebook-ga soo dhiga firiin qoraal ah oo uu ku sheegay in magaalada caasimada ah Adis Ababa ee dalka Itoobiya uu ugu furmay shir u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya  iyo ha’ada lacagta aduunka ee IMF-ta.

“Waxaa magaalada Adis Ababa inooga furmay Shirk IMF iyo Dowladda Soomaaliya  oo aan uga wada hada hadleyno horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, dhameystirka hanaanka deyn cafinta iyo ka wada tashiga hiigsiga sanadaha soo socda”ayuu yiri Wasiir Bayle.

Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya hada ay taagantahay meel Aduunku wada ogyahay taas oo ah in dhabihii guusha ay ku socoto.Image may contain: 6 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 6 people, people sitting and indoorImage may contain: 6 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close