Wararka
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Puntland oo lagu mamnuucay soo dejinta, dhoofinta iyo ka Ganacsiga hubka noocyadiisa kala duwan.
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa mamnuucday soo dejinta, dhoofinta iyo ka Ganacsiga hubka noocyadiisa kala duwan iyo waliba Agabka kale ee Ciidamada ay isticmaalaan.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Puntland Cabdi Samad Maxamed Gallan oo lagu tixraacayey Digreeto Madaxweyne ayaa waxaa lagu mamnuucay soo dejinta, dhoofinta iyo ka Ganacsiga hubka noocyadiisa kala duwan.
Hoos ka aqriso Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Puntland: