Wararka

Qaramada midoobey oo madaxda Suudaan ugu baqday in lasiidaayo dadkii loo xiray dibad baxyadii dalkas.

Madaxa Qaramada Midoobey ee Xuquuqul insaanka ayaa ugu baaqday mas’uuliyiinta dalka Suudaan inay xabsiyada kasii daayaan dadkii la xiray iyagoo si nabad ah dibadbaxyada uga qeyb qaadanayo.

Michelle Bachelet ayaa sheegtay in hoggaamiyeyaasha looga baahan yahay inay baaraan awood xad dhaafka aheyd ee loo adeegsaday dibadbaxyaasha si gacanta loogu dhigo dadka ka dambeeyay dhibaatadaasi.

“Xaalad jahwareer ah ayaa ka taagan Suudaan” ayay tiri Bachelet.

Kumanaan dibadbaxyaal ah ayaa weli ku sugan agagaarka dhismaha wasaaradda gaashaandhigga Suudaan, waxaa ay kasoo horjeedaan xukunka militari.

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close