Wararka
Guddiga joogtada ah ee golaha Aqalka sare BFS oo manta kulmay.
Manta waxaa magaalada casimada ah ee muqdisho ka qabsoomay kullan aay yesheen Guddiga joogtada ah ee golaha Aqalka sare BFS .
Kulan kaan oo uu shirgidoominaayay kusimaha guddomiyaha golaha aqalka sare ahna guddoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha aqalka sare Abshir Ahmed Mohamed( Abshir Buqaari).
Kulanka ayaa ajandahiisu waxa uu ahaa katashiga iyo ahmiyad siinta hindise-sharciyeedyada horyaalla golaha. Waxaana looga hadlay hindise-sharciyeedka mihnadlayaasha caafimaad iyo waxkabadalka qaxsiinta siyaasiyiinta dowladda.